Sheekooyin Qosol leh
Home Page | Quraan iyo muxaadaro | Somali Links | Fariin iigu soo dir | Photo2 Page | Photo3 Page | Photo4 Page | Photo5 Page | Mdaxweynashii somaliya | Baadi doon jaceel | Noloshu Waa Jaceyl | Taariiqda Nolosheyda | Ila Qosol | Heesta Calanka

Juxa iyo Qiyaanadii Sabta
Juxa ee gaajo tacbaan la ah ayaa mali arkay cid sab (umuur) qabta sidaad somalida kutaqaana dadka aan la aqoon gudaha uma ogoladaan, juxa waxoow arkay carrur hordhooban markasuu isyiri ciyaalkaan amay kugu cariirshaan sabta markasuu go'aansaday inoow ciyaalka qayaano Ciyaalkii waxoow itilmaamay meel been ah sabi kajirin asagoo isaga dhigaya inoow hada kayimid Ciyaalkina halmareey orod isdayeen ooy u ordeen dhinicii uu sabta beentaa uga sheegay Juxa intuu layaabay ciyaalka sideey u ordeen ayoow isyiri ameey runtahay oow asagina kadaba orday

Wadaad lagu qasbay in uu siigesto
sheekadan waa sheeko ka dhacday xamar , wadaad ayaa ka aadaami jiray masaajid ku yaala xamar wadaadkii mu-adamka ahaa mar walba adaamka kadib wuxuu ku dheeraan jiray wacdi uu dadka ku buraarujinaayo in ay usoo toosaan salaada.masaajidka aktiisana waxaa daganaa koox MOORAYAAN ah kooxdii ayaa aad wadaadkii u dhibsatay.habeen habeenada ka mid aheed ayey waxay u tashadeen wadaadki ayey isbaaro u dhigteen ,markaas ayey wadaadki waxay ku qasbeen in uu kala doorto.inuu siigaysto ama in la dilaayo .wadaadkii ayaa doortay in uu siigaysto .mar uu wadaadkii biyaha kasoo dhawyihiin ayey moorayaantii ku yiraahdeen JOOJI SIIGADA laakiin wadaadki ayaa diiday uu WUXUU YIRI WALAAHI IN AANAN JOOJINEENIN I DILA HADAAD RABTAAN
Caawa Gaalaan Dileynaa
hadda ka hor ayaa nin waayeel ah guursaday inan 15 sanno jir ah. markii gabadhii guriga loo keenay odeygii waayeel ahaa, ayuu wuxuu garan waayay siduu gabadha ugu tagi lahaa, inley waa gabadh oo yar oo aan oqooninba sidey ragga iyo dumar isu galmadaan. odeygii waayeel ahaa ayaa sidaa habeenkii ku qaday oo gabdhii la seexan. maalin dambe ayuu fekeray, markuu la yimid sheeko cusub. gabadhii oo jikada ku jirta intuu u yeeray ayuu ku yiri, kaalay caawo gaalaan dileynaa. iyadoo garaneynin wuxuu ula jeeda ayay tiri gaaladee dilnaa, oo xagee bay joogtaa gaalada? markaasuu intuu u soo dhawaaday yiri, habeen weliba oo aan isu tagno kun gaal ayaan dileynaa. gabadhii ayaa tiri haddii aan gaalba dileyno habeen weliba waan sameyneyaa. odeygii waayeel ahaa ayaa sidaas cadkiisii ku goosta. markuu habeen weliba sameeyay ayuu tabar beelay. galab casir ah isagoo ku dhex jira odiyaal badan ayay gabadhii u yeertay odigeydii kaalay hee xaaji gaalaan dileynaa. asagoo naxsan, inley waxaad bartay waa baaskaagee ayuu yiri Siyad Cabdulle Xasanba gaalo seef wuu ku laan waayay, ma anagaan gaalo laay karno
Afmagaalo Dhib Badanaa
Nin ayaa ka soo safray gobol kamid ah gobalada Soomaaliyeed siday caadadu ahaan jirtayba dadka Soomaaliyeed. Isagoo ninkaan u soo kicitimay caasumada sababa kala duwan awgood. Ninkii baa waxuu soo galay Xamar goor habeen ah waxuu soo fariistay maqaaxi weyn, waxaa isla markiiba u yimid wiilkii kabalyeeriga (Shaqaale) ahaa oo durbadiiba u tiriyay waxa yaala meesha, ninkii inta uu aamusay ayuu wuxuu ka gartay dalabkii DIGIR oo uu horay u ayaqaanay, markaas ayuu yiri ii keen saxan digir ah. Saxankii digirtii ayaa loo keenay. Qadar yar dabadeed ayaa waxaa soo agfariistay ninkale sidii ayaa dalabka meesha yaal loogu tiriyay,waxuu rabay ayuu dalbaday kutaleeti markii loo keenay kutaleetigii oo dhamaystay cunistii ayuu yiri biis saaxiib asagoo dooonaya midkale. Ninkii socotada ahaa oo aan ku qanacsaneen digirta uu cunay kana xishoonaya in uu yiraahdo saaxiib ii sheeg waxaad dalbatay ninka agtiisaa fadhiya magacooda ayaa dhagihiisa ku soo dhaceen (BIIS SAAXIIB) asagoo u heesta magac cunada ka mid waxa uu dalbaday ninkaa kale markaas ayuu intuu u yeeray yarkii shaqalaha ahaa yiri biis saaxiib, markiiba yarkii digirta ayuu la soo booday, isagoo xishoonaya ayuu cunay. Halkii buu ka soo baxay asagoo dibirsan oo isla hadlayo “Balaayo biis kuu oratay mar dambe” . Mudo kadib ayaa ninkii waxaa u suurowday in uu galo ruwaayad macaan oo ka socotay tiyaatarka waxaa dhamaatay hees macaan oo dadka badan aad u jecleesteen halmar ayaa dadkii ku dhawaaqeen BIIS BIIS BIIS ninkii odayga ahaa ayaa yaabay oo yiri war maad diidan soo casheen maxaa digirta ku fasheen ma waalantihiin meeshaan miyaa meel wax lagu cunaa ma xataa wax kale dalbataan erayo noocaas ah oo badan